{Sir}Maxay Ahad Sababtii Ka Danbaysay Inla Badalo Agaasimaha NISA Iyo Taliyaha Booliska(AKHRISO)

0
201

Labo todobaad gudahood ayay magaalada Muqdisho ka dhaceen weeraro u ka mid yahay kii ugu dhimashada badnaa ee muddo badan ka dhaca Soomaaliya.

Sabtidii lasoo dhaafay weerar lagu qaaday hotelka NAASOHABLOOD 2 ayaa waxa ku dhintay inta la xaqiijiyay 27 qof inka badan 30 qofna way ku dhawacmeen.

Iyadoo dowladda ay weeraradaasi ka fal celineyso ayay shaqada ka eriday madaxa hay’adda nabadsugida, iyo taliyihii ciidamadii booliska.

Hadaba madaxda amniga oo shaqada laga eryo maxay ku soo kordhin kartaa amaanka Muqdisho ama Somalia

Labadan Sanrkaal waxay ku fashilmeen gudashada waajibaadkii shaqo madaamo ay lumiyeen kalsoomidii uu shacabku ku qabay ciidanka waxay taasi sii kordhisay cabsida laga qabo ina weeraro danbe yimaadan waan sababta keentay in labada sarkaalba shaqada laga cayriyo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here