Siyaasiga Ugu Miisaanka Culus Wadani Oo Maal-maha Soo Socda Is-casilaya + Booska Kulmiye Laga Siiyey Iyo Siyaasiyiinta Oo Ka Yaacay Wadani + Waa Kuma Ninka Is-casilayaa

0
933

Siyaasiga Ugu Miisaanka Culus Wadani Oo Maal-maha Soo Socda Is-casilaya + Booska Kulmiye Laga Siiyey Iyo Siyaasiyiinta Oo Ka Yaacay Wadani + Waa Kuma Ninka Is-casilayaa

Maxamed Nuur Caraale Duur hore waxaanu u baahinay xogo rasmi ah oo ku saab san mustaqbalkiisa siyaasadeed iyo In uu ka baxayo xisbiga mucaaradka ah ee Waddani kaasi oo ku kala biiraya labada xisbi ee Kulmiye ama Ucid inkasta oo uu xisbiga Kulmiye hore uga tirsanaa isla markaana uu noqday wasiirkii Arimaha Gudaha oo iminka laba wasiir ay wasaaradda uga danbeeyeen
Maxamed Nuur waxa si rasmi ah u soo shaac baxday xogta rasmiga ah ee ku saab san taasi oo sheegaysa in uu xisbiga Wadani maalmaha soo socda iska casilayo Kulmiye ayuu ku biirayaa oo madaxa kaan baynka loo magacaabayo inkasta oo si rasmi ah aanay wararkiisu u soo bixin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here