Siyaasigii Ugu Caansanaa Somaliland Oo Xamar Iska Dhiibaya Iyo Dawlada Farmaajo Oo Faylashii Ka Gudoontay + Waa Kuma Siyaasigu?

0
1543

Siyaasigii Ugu Caansanaa Somaliland Oo Xamar Iska Dhiibaya Iyo Dawlada Farmaajo Oo Faylashii Ka Gudoontay + Waa Kuma Siyaasigu?

Maxamed Biixi Yoonis wasiir kii hore ee arimaha dibada Somaliland ayaa ku sugan Adiss Ababa waxaana uu gudbiyey faylasha faah faahin arimaha siyaasadiisa iyo sidoo kale shaqooyinka uu soo qabtay waxaana ka gudoomay Ra’iisal wasaare Khayre oo ay Adiss Ababa ku kulmeen.

Maxamed Biixi waxa la filayaa in uu Doorashada Somaliland ka dib uu ka mid noqdo xukuumad qunyar socod ah oo uu mar kale soo dhisayo Farmaajo iyo Ra’iisal was are khayre.

Maxamed Biixi waxa uu ka mid yahay siyaasiyiinta quusta ka istaagay siyaasadda Somaliland ka dib markii Madaxweynaha iminka jiraa uu kal hore ku amray in ay dhisaan Muuse Biixi sidaasina uu musharaxa Kulmiye ku noqday Muuse Biixi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here