Somailand Oo Ku Dhawaaqday Inay Garoowe Qabsanayso Hadii Gaas Uu Mardanbe….Nuxurka Qaraar Ka Soo Baxay Xukuumadda Siilaanyo

0
178

Somailand Oo Ku Dhawaaqday Inay Garoowe Qabsanayso Hadii Gaas Uu Mardanbe….Nuxurka Qaraar Ka Soo Baxay Xukuumadda Siilaanyo

 

Wasiirka Daakhiliga ee Jamhuuriyadda Somaliland, Yaasiin Maxamuud Xiir (Faratoon) ayaa caawa sheegay haddii Puntland joojin waydo daandaansiga in Degaanka lagu diriri doonaa aanu ahayn xadka Somaliland ee ay maamul-goboleedkan ugu tagi doonaan magaalooyinka ay ka soo bu’ayaan.

Wasiirku wuxuu daba socday go’aankii maanta Baarlamaanka Puntland ugu coddeeyeen inaan sanaaduuqda doorashada madaxtooyada la geynin Sool Iyo Sanaag bari 13-ka November.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here