Somaliland Iyo Khaatumo Oo Hotelka Ambasaddor Isku Gacan Saaray + Wada-hadalkii Labada Dhinac Oo Lagu Kala Kacay Iyo Qodobada Dagaalka Sababay

0
711

Somaliland Iyo Khaatumo Oo Hotelka Ambasaddor Isku Gacan Saaray + Wada-hadalkii Labada Dhinac Oo Lagu Kala Kacay Iyo Qodobada Dagaalka Sababay

Waxa hotelka Ambasaddor iminka ka socda shirkii bilaamay 12:00 duhurnimo oo u socday Kooxda Khaatumo iyo Somaliland waxaana shirku uu salka ku hayaa sidii labada dhinac ay heshiis rasmi ah u wada gaadhi lahaayeen.

Shirka ayaa lagu kala kacay waxaana la sheegay in ergooyinka qaar is gacan saareen isla markaana shirka lagu kala kacay balse Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo madasha ku sugnaa ayaa lad qabeeyey Cali Khaliif iyo kooxdiisii waxaana iminka mar kale loo fadhiistay wada hadal.

Masuuliyiinta dhinaca Somaliland ka socda ayaa Khaatumo ku war galiyey in dhamaan saxaafada dibada la dhigayo

Waxa laysku maan dhaafsan yahay qodobo shegaya in Khaatumo wadan gaar ah tahay iyo sida wax loo qayb sanayo walina wax midho dhal ahi kama soo bixin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here