Somaliland Oo Bilaa Madaxweyne Ah Sida Uu Sheegay Jaraa’id Hargaysa Laga Leeyahay Iyo Waxa Ku Dhacay Siilaanyo + Buuq Saaka Hargaysa Ka Jira

0
392

Somaliland Oo Bilaa Madaxweyne Ah Sida Uu Sheegay Jaraa’id Hargaysa Laga Leeyahay Iyo Waxa Ku Dhacay Siilaanyo + Buuq Saaka Hargaysa Ka Jira

 

Jaraa’idka Geeska Afrika oo ah kuwa hargaysa laga leeyahay ayaa saaka bogiisa hore ku soo qoray arin uu shaki ku galiyey in madaxweynihii la doortay taliyo iyo in aanu talin isaga oo malayn galiyey Madaxweyne Siilaanyo xukunkiisa ama inaanu xukunka haynba oo koox kale hayso sida uuu ninka suxufiga ahi u jeedo ee uu dadka sarbeebta uga dhigayo waana arin buuq dhaliyey

Mar uu shacabka u soo bandhigayey qoraalka isku shaandhayn xalay uu sameeyey Madaxweynuhu waxa uu Geeska Afrika far waa wayn ku qoray arin uu ku yidhi “ Isku shaan dhayn la sheegay in madaxweynuhu ku sameeyey wasiiradii” la sheegay oo u dhigan muran ku jiro waana arin aan looga baran saxaafadda iyo jaraa’idka dunida

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here