Somaliland Oo Ku Dhawaaqday In Beri La Soomayo Iyo In La Ciidayo + Masaajid Taraawiixda Galay Oo Laga Joojiyey + Hargaysa Miyaa Laga Soomayaa

0
979

Somaliland Oo Ku Dhawaaqday In Beri La Soomayo Iyo In La Ciidayo + Masaajid Taraawiixda Galay Oo Laga Joojiyey + Hargaysa Miyaa Laga Soomayaa

Xukuumada Somaliland gaar ahaan Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Aw-qaafta Somaliland Sheekh Kaliil ayaa ku dhawaaqay in bishii la arkay isla markaana beri la ciidayo si rasmi ahna ay bilatay bisha shawaal.
Masaajidka Ali Mataan ayaa arintan lagaga dhawaaqay waxaana la joojiyey Masaajido Taraawiixda laga galay oo qaarkood sheegeen in aan la arag bishii Ramadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here