Somaliya Oo Lacagtii Ugu Badnayd Ku Bixinaysa Bur Burinta Xidigaha + Farmaajo Qatar Ka Dalbaday Arin Laabsaalax Ku Saab San Iyo Caydii Yurub Oo War Lama Filaan Ah Laga Soo Saaray

0
1333

Somaliya Oo Lacagtii Ugu Badnayd Ku Bixinaysa Bur Burinta Xidigaha + Farmaajo Qatar Ka Dalbaday Arin Laabsaalax Ku Saab San Iyo Caydii Yurub Oo War Lama Filaan Ah Laga Soo Saaray

Abwaanka wayn ee caanka ah ee Xasan Dhuxul Laabsaalax waxa uu ku sugan yahay Magaalada Borama waxaana warbahinta lagu qaybiyey war dawlada xamar lacag badan ku bixisay oo ah in uu maanta ka degay magaalada Muqdisho.
Warkaasi ayaa ahaa mid been abuur ah isla markaana ay faafiyeen cadawga Kooxda Xidigaha Geeska markii danbana ay cirska sii gaysay fanaanada cidlada ka ficil tanta ee Yurub Geenyo.

Madaxweyne Farmaajo xajiin aanu u qalmin Abwaanka ahna Gudoomiyaha Kooxda ayuu la raadinayaa waxaana uu bixiyey dhaqaalihii ugu badnaa si loo af lagaadeeyo fanaanka shacabka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here