Somaliya Oo Qabsatay Qaybo Ka Mid Ah Buuhoodle + Ciidanka Qaranka Oo Heegan La Galiyey Iyo Gaas Oo Fulinaya Amar Farmaajo Xamar Ka Soo Fuliyey

0
2450

Somaliya Oo Qabsatay Qaybo Ka Mid Ah Buuhoodle + Ciidanka Qaranka Oo Heegan La Galiyey Iyo Gaas Oo Fulinaya Amar Farmaajo Xamar Ka Soo Fuliyey

Ciidan taabacsan hogaamiyaha maamulka Puntland Cabdiwali Gaas ayaa qabsaday qaybo ka mid ah Buuhoodle oo ay ka mid yihiin Kaantaroolka iyo Madaarka Buuhoodle iyaga oo magaaladana is weer ka qabteen isla markaana shacabka galiyeen cabsi xoogan

Ciidanka qaranka Somaliland ayaa dhaq dhaqaaq culus la galiyey waxaana ay baacsadeen sida la sheegay maleeshiyada buuhoodle ee qabsaday qaybaha ugu muhiimsan Buuhoodle kuwaasi oo ka soo horjeeda heshiiskii ay wada galeen Somaliland iyo Khaatumo

Xiisad colaadeed ayaa Buuhoodle ka taagan Buuhoodle waxaana ay u muuqataa in Somaliya ay dagaalo ku soo qaaday Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here