Somaliya Oo Qabsatay Qaybo Ka Mid Ah Dhaqaalaha Somaliland + Farmaajo Oo Siilaanyo Ka Awood Roonaaday Iyo Qalabkii Somaliland Lagula Wareegay Oo Muqdisho Lagu Rakibay

0
1164

Somaliya Oo Qabsatay Qaybo Ka Mid Ah Dhaqaalaha Somaliland + Farmaajo Oo Siilaanyo Ka Awood Roonaaday Iyo Qalabkii Somaliland Lagula Wareegay Oo Muqdisho Lagu Rakibay

Magaalada Muqdisho saaka waxa si rasmi ah looga bilaabay rakibaada qalabka lagu maamulayo hawada Somaliland iyo Somaliya ee Diyaaradaha isticmaalaya hawada labada wadan tasi oo somaliya awood kula wareegtay arintan

Somaliland waxa ka soo galayey dhaqaale xoog leh diyaaradaha Hawada Somaliland iyo Somaliya isticmaalaya kuwaasi oo markii hore ay si dhex ah gacanta ugu haysay Qaramada midoobay lagana maamulayey Nayroobi

Somaliya waxa ay sheegtay in 27-sano ka dib ay la soo wareegtay gaadiidkaasi isla markaana maanta wixii ka danbeeya si rasmi ah ay iyadu u maamulayso labada wadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here