Sucuudiga Oo Somaliya Si Rasmi Ah Xidhiidhka Ugu Jaray + Khayre Iyo Wasiirka Arimaha Dibada Sucuudiga Oo Adiss Ababa Dagaal Afka Ahi Ku Dhex Maray + Khasaaraha Eeg

0
1285

Sucuudiga Oo Somaliya Si Rasmi Ah Xidhiidhka Ugu Jaray + Khayre Iyo Wasiirka Arimaha Dibada Sucuudiga Oo Adiss Ababa Dagaal Afka Ahi Ku Dhex Maray + Khasaaraha Eeg

Raysal Wasaaraha Somaliya Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Adiss Ababa kulan albaabadu u xidhan yihiin kula Yeeshay Wasiirka Arimaha Dibada Dawlada Sucuudiga Caadil Al-jubeir waxaana kulankaasi uu qaatay saacado badan isaga oo mar ba marka ka danbaysa sii kululaanayey labada dhinacna ugu danbayn ay ka gaadhay dagaal afka ah

Sucuudiga ayaa kulankaasi ka dib goaansaday in uu xidhiidhka u jaro Somaliya ka dib markii raysal Wasaare khayre ku adkaysay mawqifkii hore ee Somaliya ku sheegtay inay dhex tahay isla markaana aanay cidna la socon balse ay si qarsoodi ah ula socota Qatar

Raysal wasaare Khayre ayaa bogiisa Twiterka ku baahiyey in labada dhinac ay ka wada hadleen arimaha xidhiidhka labada dal balse warar kale ayaa sheegaya in ay saacado badan ka wada hadlayeen xiisada Khaleejka iyo sida logu baahan yahay in somaliya dhinac raacdo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here