Sucuudiga Oo Turkiga Ugu Dhaartay Hadii Uu Somaliland Faragaliyo In Uu Xidhiidhka U Jarayo + Colaad Labad Dhinac Ah Oo Curatay Iyo Somaliland Oo Sabab U Ah

0
1756

Xogo culus oo uu baahinayo mid ka mid ah Jaraa’idka ugu afka dheer wadanka Sucuudiga ayaa lagu daabacay hanjabaad culus oo Sucuudigu u diray wadanka Turkiga ka dib markii uu xalay dagaal siyaasadeed ku soo qaaday Somaliland safaaradii uu hargaysa ku lahaana albaabada u laabay

Sucuudigu waxa uu Turkiga ugu hanjabay in uu xidhiidhka u jarayo hadii uu farogalin ku sameeyo Somaliland oo iminka la safan Xulufada Sucuudiga.

Dawlada Qatar hore waxa ay u sheegtay in Somaliland tahay meel yar oo dad badan aanay ku noolayn kana badan yihiin dadka ku nool Guri-ceel marka uu Madaxweynaha wadankaasi ka hadlayey xidhidhka ay Somaliland u jartay.

Dhinaca kale Somaliland ayaa taageero buuxda ka heshay Warbaahinta dalalka Masar. Sucuudiga. Iyo Imaaraadka kuwaasi oo si faah faah san u baahiya arimaha siyaasadda Somaliland iyo xulufada sucuudiga iyo sidoo kale xisadaha ka taagan carabta doorka ay Somaliland ka ciyaartay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here