Suldaanka Guud Ee Habaryoonis Oo Dhirbaaxay Siyaasi Siciid Sulub Oo Shir Qool U Dhigayey Murashax Madaxweyne Loo Dooranayo

0
2799

Suldaanka Guud Ee Habaryoonis Oo Dhirbaaxay Siyaasi Siciid Sulub Oo Shir Qool U Dhigayey Murashax Madaxweyne Loo Dooranayo

Suldaanka Guud ee Beelaha Habaryoonis Suldaan Maxamed Suldaan Xirsi Qani ayaa la sheegay in uu Dhirbaaxay siyaasi Siciid Sulub oo ka mid ah xisbiga Waddani kaasi oo diyaarinayey habeen hore sida la sheegay dhalinyaro dhagax iyo hubka gacanta kala hortaga Murashaxa Madaxweynaha Kulmiye Muuse Biixi Cabdi oo deegaanadaasi socdaal ku marayey
Arintan xisbiga Waddani shirqoolka uu kula doonayey Murashax Muuse Biixi waxa ka hortagay oo ku gacan saydhay Suldaanka guud ee beeshaasi oo Siciid Sulub qorshaha hordhigay isla markaana uu suldaanka ka doonayey caaqilo u diyaarinaya raga dhalinyarada ah ee shirqoolka fulinaya balse Siciid Sulub ayaa dhirbaaxo kala kulmay arintaasi
Xisbiga Waddani ayaan la garan Karin waxa uu yeeli doono marka doorashada hadhcad laga helo ama la shaaciyo in xisbiyada kale ka guulaysteen mar hadii uu marayo in deegaanka uu ku abtirsado uu shir qoolo ugu diyaarinayo madaxda xisbiga Kulmiye gaar ahaan Muuse Biixi Cabdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here