Sweden Oo Aqoon Sanaysa Somaliland + Mooshin Baarlamaanka La Horgeeey Iyo Xisbi Mucaarad Ah Oo Durba Aqoonsi Ku Dhawaaqay

0
1802

Sweden Oo Aqoon Sanaysa Somaliland + Mooshin Baarlamaanka La Horgeeey Iyo Xisbi Mucaarad Ah Oo Durba Aqoonsi Ku Dhawaaqay

Xildhibaan ka tirsan xisbiga Dimuquraadiga ee Sweden ayaa Barlamaanka wadankaasi waxa uu horgeeyey mooshin la doonayo in xildhibaanadu ugu gacan taagaan qadiyada aqoonsiga Somaliland

Waxa uu adkeeyey in Baarlamaanku ahmiyad siyo mooshinkan isla markaana golaha la horkeeno si ay shaqadooda waajibka ah uga gutaan

Somaliland waxa uu ku macneeyey wadan rasmi ah oo buuxiyey dhamaan shuruudihii looga baahnaa una qalba in ay Sweden aqoon sato

Hadii mooshankan baarlamanka la horkeeno waxa uu noqonayaa mid fursad u ah Somaliland waxaana suurta gal ah in aqlabiyada xildhibaanadu taageero u muujiyaan Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here