Trump Oo Somaliland Gacanta Ku Dhigay + Muwaadiniinta Maraykanka Oo Hargaysa U Soo Safraya Iyo Siilaanyo Oo Ku Dhawaaqay Go’aan Turkiga Ka Cadhaysiiyey

0
1769

Trump Oo Somaliland Gacanta Ku Dhigay + Muwaadiniinta Maraykanka Oo Hargaysa U Soo Safraya Iyo Siilaanyo Oo Ku Dhawaaqay Go’aan Turkiga Ka Cadhaysiiyey

Somaliland waxa ay si rasmi ah ugu dhawaaqday in ay la safanayso xulufada uu sucuudigu hogaaminayo ee go’doonka galiyey wadanka Qatar waana arin uu doonayey oo uu hore u dalbaday Madaxweynaha Maraykanku isaga oo si toos ah ula soo xidhiidhay Somaliland ka dib markii uu go’aan cad ka waayey Somaliland
Arintan waxa ka cadhooday Turkiga oo isaguna dadaal ugu jiray sidii uu Somaliland ku hanan lahaa waxanay noqonaysaa talaabo siyaasadeed oo saamayn ku yeelata dhinaca siyaasadda arimaha dibada lana filayo in ay al-baabo badan furto halka qaarna ay xidhayso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here