Turkiga Oo Doonaya In Uu Xaramka Duqeeyo + Qatar Oo Diyaarado Dagaal Soo Iibsatay Iyo Imaaraadka Oo Hanjabaad Diray + Khilaafkii Carabta Oo Kabcada Maraya

0
1053

Turkiga Oo Doonaya In Uu Xaramka Duqeeyo + Qatar Oo Diyaarado Dagaal Soo Iibsatay Iyo Imaaraadka Oo Hanjabaad Diray + Khilaafkii Carabta Oo Kabcada Maraya

Turkigu ciidamo dhoolatus ah oo Sucuudiga iyo xulafadiisa la dagaalamaya ayaa waxa uu u diray wadanka Qatar oo ay iskaashi siyaasadeed wada leeyihiin.

Hubka noocyadiisa kala duwan ayuu soo bandhigay isaga oo hanjabaad aamusan hawada u marinaya wadanka Sucuudiga iyo dalalka kale ee xayiraada ku soo rogay wadanka Qatar.

Waxa ay sheegayaan Turkiga iyo Qatar in ay duqaynayaan Sucuudiga iyo kooxihiisa kale hadii ay faro galin ku sameeyaan siyaasadda Qatar taasi oo macno ahaan u dhigan in ay weerarayaan dhulka Barakaysan ee kabcadu ka mid tahay.

Waxa sii xoogaysanaya khilaafka dalalka carabta Turkiguna waxa uu cadaystay in uu si toos ah ula safan yahay Qatar isla markaana waxa ay dhawaan soo bandhigi doonaan dhoolatus Militery.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here