Turkiga Oo Safaaradii Uu Hargaysa Ku Lahaa Garoowe U Raray Iyo Shacab Gadoodsan Oo Maanta Dhagax Iyo Qaylo Ku Sagootiyey Calanka Turkiga

0
1540

Turkiga Oo Safaaradii Uu Hargaysa Ku Lahaa Garoowe U Raray Iyo Shacab Gadoodsan Oo Maanta Dhagax Iyo Qaylo Ku Sagootiyey Calanka Turkiga

Erdogan waxa uu amray in gabi ahaanba la xidho safaarada ana Qunsuliyada uu ku lahaa magaalada Hargaysa oo habeen hore hoos loo dhigay calanka wadanka Turkiga ee halkaasi ka babanayey.

Taa bedelkeeda waxa loo raray magaalada Garoowe oo qunsulkii Somaliland joogay waxa uu fadhiisanayaa hada wixii ka danbeeya Puntland.

Arintani waxa ay sii xumaynaysaa xidhiidhkii Somaliland iyo Turkiga oo markii horana aan lugo adag ku taagnayn.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here