UK Oo La Sheegay Inay Aqoon-sanayso Somaliland Iyo Golaha Wasiirada Ingiriiska Oo La Waydiiyey Aqoonsiga Somaliland Ay Siinayaan

0
1410

UK Oo La Sheegay Inay Aqoon-sanayso Somaliland Iyo Golaha Wasiirada Ingiriiska Oo La Waydiiyey Aqoonsiga Somaliland Ay Siinayaan

Xildhibaan Stephen oo ah xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Ingiriiska isla markaana ah shaqsi si wayn u taageera qadiyada aqoonsiga Somaliland ayaa waxa uu waydiiyey wasiiro todobaadkan ku sugnaa Baarlamaanka Ingiriiska in ay ku jiraan dalal aqoon sanaya Somaliland iyo kaalinta ay ka gaysan doonaan doorashada Madaxtooyada ee dalka ka dhacaysa dhamaadka sanadka 2017

Wasiiru-dawlaha arimaha dibada iyo dalalka barwaaqo sooranka ah oo arintani ka jawaabay ayaa su’aasha aqoonsiga Somaliland is dhaafiyey waxaana uu sheegay in ay bixin doonaan kharashka lacageed ee ku baxaya goob joogayaal ay doorashada Madaxtooyada u diri doonaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here