Waa Sidee Qaabka Uu Ku Socdo Ololaha Doorashada Somaliand+Waa Kuma Xisbiga Ugu Anshaxa Wanaagsan

0
159

Guud ahaan gobollada iyo degmooyinka jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbanaanida ee Somaliland waxaa meel kulul maraya ololihii doorashada ee ay saddxda xisbi ee UCID , Kulmiye iyo wadani ugu tartamayaan xilka madaxtinimo.

Murashaxiinta madaxweynaha ee Somaliland ayaa wax ay u jeedinayaan khudbado taageerayaashooda isugu soo baxaya fagaarayaasha.

Murashaxa madaxweynaha ee xisbiga kulmiye Muuse Biixi oo ololihiisa billaabayHargeysa waxa uu arbacadii ka khudbadeeyay Burco, halka murashaxa xisbiga mucaaridka ah ee waddani Cabdiraxmaan cirro oo isna ka bilaabay Hargeysa uu maanta ka ololeynayo Borama.

Murashaxa xisbiga mucaaridka ah ee UCID Faysal Cali waraabe wuxuu isagoo isaga dabqaaday min burco ilaa borama .

Haddaba weriyaha BBC ee Hargeysa Axmed Saciid Cige ayaa wuxuu si gaar ah ugu eegayaa warbixintaan saddexda murashax ee saddexda xisbi iyo ballanqaadayada ay xooga ku saarayan khudbooyinkooda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here