Waa Sidee Xaalada Fanaanada Yurub Geenyo Oo Qaraxii Xalay Ka Bad Baaday + Dhaawac Lugta Ah Oo Laga Daweeyey Iyo Sawir Ay Baahisay Oo Xaaladeeda Ka Hadlaya

0
1309

Waa Sidee Xaalada Fanaanada Yurub Geenyo Oo Qaraxii Xalay Ka Bad Baaday + Dhaawac Lugta Ah Oo Laga Daweeyey Iyo Sawir Ay Baahisay Oo Xaaladeeda Ka Hadlaya

Waa sawir goor dhawayd ay gashay fanaanada caanka ah ee Yurub Geenyo oo ka mid ahaa dadkii xalay lagu qarxiyey Hotelka PIZZA HOUSE balse cagaha wax ka dayey.


Xaalada fanaanadu aad bay u fiican tahay waxaana ay taageerayaasha u soo bandhigtay muuqaalka sawirka iminka sida ay tahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here