Waddani Oo Laga Dhex Doortay Saleebaan Aadan Dheere Oo Gacanta Ku Haya Codka Beesha Siilaanyo + Ma Dhabaa In Beesha Habar-jeclo U Codaynayso Xisbiga….(Akhri)

0
764

 

Waddani Oo Laga Dhex Doortay Saleebaan Aadan Dheere Oo Gacanta Ku Haya Codka Beesha Siilaanyo + Ma Dhabaa In Beesha Habar-jeclo U Codaynayso Xisbiga….Akhri

Siyaasiga Rug Cadaaga Ah Ee Saleebaan Aadan Jaamac (Dheere) ayaa ah xeel dheere sita Shahaadada PHD isla markaana ka si wayn uga dhex muuqda siyaasadda xisbiyada dalka ayaa loo magacaabay Gudoomiyaha Bariga magaalada London ee xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani.

Saleebaan Dheere oo ka soo jeeda Beesha Bariga Burco ayaa xilkan qabtay iyada oo fooda ay inagu soo hayso Doorashadii Madaxtooyadu waxaana xisbi mucaaradeedka Waddani uu Aadan Dheere u cugtay in uu hogaamiyo siyaasadda xisbiga ee Bariga London.

Saleebaan Dheere ayaa noqon kara shaqsi is bedel siyaasadeed ku keena xisbiga uu ka tirsanaa ee Waddani isaga oo markii hore aan wax xil ah ka haynin xisbiga gudihiisa marka la eegayo hogaanka laamaha dibada ee Waddani.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here