(War Culus):- Maraykanka Oo Somaliland Ka Raba In Ay Qaadato Go’aan Lagu Ictiraafi Karo Iyo Arinka Oo Islaamka La Xidhiidha + Laba Daran Mid Dooro.!

0
1618

(War Culus):- Maraykanka Oo Somaliland Ka Raba In Ay Qaadato Go’aan Lagu Ictiraafi Karo Iyo Arinka Oo Islaamka La Xidhiidha + Laba Daran Mid Dooro.!

 

Maraykanku waa ninka ama wadanka ababulay xayiraad lagu deg degay oo wadanka Qadar dalalka carbeed ku soo rogay iyaga oo ku eedaynaya in uu khal khal ka abuurayo gobolka.

Trump markii uu sucuudiga booqday waxa uu dalalka carbeed u bandhigay in Qadar xidhiidhka loo jaro isla markaana uu yahay wadan la shaqeeya argagixisada hadii loo baahdana uu cadaynteeda soo bandhigayo.

Budhcada dhanka Internetka ee Maraynkanku waxa ay jabsadeen wakaaladii wararka ee Qadar iyaga oo ku soo qoray madaxweynaha wadankaasi oo shaacinaya in uu argagixisada taageersan yahay taasina waxa ay keentay in dalalka carabtu xidhiidhka u jaraan qadar.

Somaliland waxa laga sugayaa mar hadii ay wadan islaam ah tahay go’aanka ay Qadar ka qaadan doonto inkasta oo aanu safiirba u joogin hadana hadii ay raacdo talaabada Sucuudiga iyo Khaliijku qaadeen in ay maraykan ka helayso fursad siyaasadeed oo fiican.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here