War Culus:- Somaliland Oo Laga Taageeray Midnimada Somaliya Iyo Turkiga Oo Abaal Marin Ugu Yeedhay Cida Ku Dhawaaqday Arinkan

0
3768

War Culus:- Somaliland Oo Laga Taageeray Midnimada Somaliya Iyo Turkiga Oo Abaal Marin Ugu Yeedhay Cida Ku Dhawaaqday Arinkan

Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani waxa uu banaanka keenay in uu taageero mug leh u hayo midnimada Somaliya oo markii hore lagu xaman jiray waxaana iminka uu si rasmi ah u cadaystay arimihiisa somaliwayn.

Turkiga ayaa arinkaasi markii uu ogaaday waxa uu u yeedhay hogaanka xisbiga oo uu hogaaminayo Mudane Cabdiraxman Cirro waxaana uu u bandhigay taageero siyaasadeed iyo mid dhaqaale halka xisbiga waddanina iska sii horaysiiyey war bixin qoraal ah oo uu ku sheegayo in uu taageersan yahay xulafada Qatar isla markaana uu iyaga bar bar taagan yahay.

Waa markii u horaysay ee wadan ku dhawaaqa in uu madax banaan yahay xisbiyo ka dhisan gudihiisa ayku dhawaaqaan midnimo iyo taageero ay u fidinayaan wadankii ay ka goosteen oo aan wali aqoonsan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here