War Dag Dag:Madaxwayene Farmaajo Oo Digniin Culus U Diray Somali Land+Maxay Tahay Digniintu?Daawo

0
320

Somali land Ayaa Ku Jirta Wakhti Kala Guur Oo Madaxwayne cusubi imandoono Madaxwayne siilaanyo ayaa banan doona kursiga madaxtinimada dalka Iyada oo tartan aya ku wada jiraan saddexda musharax ee Muuse biixi Cabdiraxmaan Ciro Iyo Faysall cali waraabe waxaan jira hadalo ka soo baxaya madawayanaha dalka somaliya  Maxamed Cabdilaahi Farmaajo.

Maxamed Cabdilaahi Farmaajo Ayaa dhawaan taageero u muujiyay xisbiga wadani waxaan taasi keentay inay dad badani cadho ka muujiyaan inuu farmaajo soo faro gashto arimaha saomliland waxayan cadhu sii koro dhay markii uu farmaajo sheegay ina ay soomaliland tahay maamul gobaleed somaliya ka tirsan.

tan ayaa ku soo beeg maysa xili ay istaageen wada hadaladii ka dhexeeyey Dawlada Somaliya iyo jamahuriyada iskeed isku magacawada ee Somaliland tani waxay caqabad ku noqo naysaa habsani u socodka wadada hadalada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here