War Deg Deg Ah:- Ciidanka Booliska Oo Iminka Gacanta Ku Dhigay Saraakiil Kaadhadhka Cod Bixinta Iibsanayey + Xisbiga Ay Ka Tirsan Yihiin Waa Kuma?

0
178

 

War Deg Deg Ah:- Ciidanka Booliska Oo Iminka Gacanta Ku Dhigay Saraakiil Kaadhadhka Cod Bixinta Iibsanayey + Xisbiga Ay Ka Tirsan Yihiin Waa Kuma?

Ciidamada Booliska Somaliland ayaa gacanta ku dhigay afar qof oo Kaadhadhka Codbixinta ka iibsanayay shacabka Hargeysa.

Image may contain: 3 people, people sitting

Dadka la qabtay ayaaa kala ah saddex haween ah iyo hal nin.

Ciidamada Boolisku waxa ay sheegeen in ay wadaan baadhitaan arrintan ku saabsan.

Image may contain: people sitting

Inkasta oo aan Boolisku arrintan la xidhiidhin xisbina haddana xisbiyada tartamaya ayaa dhawr goor oo hore isku eedeeyay iibka kaadhka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here