War Deg Deg Ah:Al-Shabaab Oo Deegano Badan La Wareegtay +Dagaal Lagu Hoobtay Oo Dhacay+Farmaajo Oo Madax Gacmaha Saartay(Daawo)

0
203
Hardline Somali Islamist militants take position during a stand-off between them and government forces north of Mogadishu July 21, 2009. Intense fighting is making it increasingly difficult to deliver aid to Somalia, where it is crucial to combat cholera outbreaks and maintain food supplies, U.N. agencies said on Tuesday. REUTERS/Omar Faruk (SOMALIA CONFLICT POLITICS)

War Deg Deg Ah:Al-Shabaab Oo Deegano Badan La Wareegtay +Dagaal Lagu Hoobtay Oo Dhacay+Farmaajo Oo Madax Gacmaha Saaray(Daawo)

Ururka Al-shabaab ayaa la wareegay deeganka Basraiyo deegaano kale oo hoos yimaada kan tirsan gobalka shabeelada dhexeka dib markii ay ka baxeen ciidamada dawladda fadaraalka.

Duhir nimadadii maanta ayaa wax dhacay dagaal u dhaxeeyey dawlada iyo ururka Al-shabaab wuxuuna ka dhacay shabeelooyinka dagaalka aya mudo saacadaa socday.

madaxwayenaha dawaladda fadaraalka ayaa dhawaan wax uu sheegay ciidamada dawladu ay dib uga soo baxaan deeganada aya la wareegan

Guushi aya Al-shabaab ka gaadhay dawlladda ka dib waxay goob fagaara ah iskugu keene dadka deeganka waxaan jir dad iyagu cabsi uga baxay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here