War Deg Deg Ah:Calanka Somaliland Oo Magaalada Muqdisho Lagu Gubay+Sababta Keentay+Siyaasiyiin Lagu Tuhunsan Yahay Inay Ka Danbeeyen

0
408

waxam maanta magaalada mudisho lagu gubay calanka jamhuuruda iskeed isku taagtay ay leedahay ee somaliland tan ayaa keentay cadho ka timi hadal uu dhawaan musharaxa madaxwaynaha xisbiga kulmiye uu ku dhaliilay maamulka somaliya kaas oo u dhignaa sidan tan”anagu xamar ma nihin kamaanan bugsan wali xanuunkii ay noo gasteen waxaanu leenahay xamar idiima doonayno idiimana soo socono”

Dhalin-yaro ka cadhootay iska fogayanta uu muuse iska fogeeyay somaliya ayaa waxa gas iyo kabriid qabada siiyen calanka somaliland iyaga oo adeegsanaayay odhaahyo ay kaga soo hor jeedan muuse iyaga oo ku dhawaaqayay “somaliland waa maamul goboleed ka tirsan somaliya muusana waa ragii soomaaliya kala kaxeeyay waa cadawga somaliya dooni mayno waa cadawga soomaalida dooni mayno”

Odhaahyadan ayaa ku soo beegmay wakhti ay fooda inagu soo hayso doorashada madaxtinimada somaliland oo dhici doonta 13/11/2017 waa wakhtiga loo dareeri doono doorshada waxaan la sugaya cida noqon doonta madaxwaynaha 5 ee somaliland iyada oo hada lagu sugan yahay u diyaar garoga doorashada ay 10 casho ka hadhsantahay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here