War Deg Deg Ah:Ciidamad Nabad Sugid Oo Gacanta Ku Dhigay 3 Nin Oo Ka Danbeeyey Qaraxii Huteel Naasa Hablood2

0
207

Warar  Iminka Ka Soo Baxaaya Hayada Nabad Sugida Somaliya Ayaa Sheegaysa In 3 Nin Oo Ka Danbeeyay Qaraxii Huteel Naaso Hablood Lagu Qaaday Gacanta Lagu Dhigay wali dawladu si rasmiyaa ugumay dhawaaqin hase yeeshe waxa soo baxaaya xog waayan oo sheegaya ina ay dawaldu gacanta ku dhitay saddexdan nin.

Shalay ayey ahad markii qarax lala beegsaday huteel naaso hablood 2 halkaas oo ay dadnbadni ku sug naayeen wakhtigaa dad badan ayaa ku nafwaayay halka dad badani aya xubnahooda qaybo kamidaa ku waayeen

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here