WAR DEG DEG AH:Ciidamada Somaliland Iyo Kuwa Puntland Oo Ku Sii Qul-Qulaya Gagmada Badhan+Sansaan Dagaal Oo Muuqata+Halkan Ka Daawo

0
255

Ciidamada Qaranka Jaamahuuriyada Somaliland Ayaa Heegan Culus La Galiyey Xili Ay soo dhawdahay doorashada madaxtinimada somaliland ciidamo u soconayay guuto guuto ayaa ku sii qul-qulaya jiidada aya somaliland la wadaagto maamulka gobaleedka Puntland .

ciidamo ku qalabaysan agabka dagaalka ayaa isku balaadhin ka saman doona goobaha ay doorashadu ka dhici doonto waxaan sidoo kale soo baxay warar sheegay ina maamul Gobaleedka Puntland halkaas ka wado qas ay kaga soo her jeedo in doorasho ay ka dhacdo deegamada ay sheegato ee sool sanaag iyo cayan ku waas oo iminka si xoogan ugu ololaynay in ay doorashada galaan waxaan malimihii danbe aad loo dareemayay iyaga oo ka dhex muuqda siyaasada somaliland.

Xiisada adag ee ka dhex taagantahay maamul gobaleedka Puntlan Iyo dawlada ay dariska yihiin ee somaliland ayaa sii kordhaysa dhawaan ayey ahad markii iska horimaad dhex maray ciidamaa somaliland iyo ciidama qas ka waday dagmada badhan halkaas oo ciidamad somaliland ku dileen hal askari oo Puntland ah Labo kalan ku dhaawaceen wax khasaare ahi masoo gaashin dhinica somaliland.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here