War Deg Deg Ah:Ciidamo Tiro Badan Oo Ku Sii Qul-Qulayay Xuduuda+Gaadiidaka Dagaalka Oo Wadada Qabsaday+Halkan Ka Daawo

0
167

 

Related image

War Deg Deg Ah:Ciidamo Tiro Badan Oo Ku Sii Qul-Qulayay Xuduuda+Gaadiidaka Dagaalka Oo Wadada Qabsaday+Halkan Ka Daawo

Ciidamad Jamahuriyada Iskeed isku taagtay ee somaliland ayaa ciidamadeeda ku daad guraynaysa xuduudaha aya la wadaagan maamul gobaleedka Putnland Tan ayaa keentay markii ay Putnland iclaamisay dagaal ka dhan ah somaliland iyaga oo ku doodaya in ay somaliland ka haysato gobalo hasae yeeshe dhanka somaliland ayaa waxba kam jiraan ku tilmaamay weedhaha ka soo baaxaya maamul gobaleedka Putnland waxay somaliland sheegtay ina ayan cidna waxaba ka waydiin doonin sugida xuduudaha dalka cidii ku soo xad gudubtana dhirbaaxo  xanuun kulul lagu dhufan doono.

Putnland ayaa ku dooda in gobalada sool sanaag iyo cayan ay igau leeyihii oo ay somaliland xoog ku haysato waxaya sido kale sheegen in ay ka soo hor jeedan dadka ka codaynaya meelaha ay sheegtan iyo in ay somaliland sanaaduqda codayantaba la keeno dhawaana waxa ku dhawaaqen in baarlamaanku ansixiyey dagaal ka dhan ah somaliland.

somaliland ayaa gobolada ya sheegtaan Putnland waxba kama jiraan ku tilmaamay balan adagna ku qaaday ina aan loo tudhi doonin cid waliba oo isku dayada khal-khal galinta nabad galayada somaliland waxay intaa ku sii dareen inay maanta somaliland haysato ciidamo ku filan oo geesiyaal ah kuwaas oo u babac dhigaayay cidwaliba oo somaliland soo faragashata.

Mar odhaahyo la waydiiyey shacbiga ku dhaqan sool aya 100% aya taageero u muujiyeen somaliland waxayan si toos ah u sheegen inay yihiin dad somaliland ah oo ayan ahan dad Putnland ah.

KULAN NEWS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here