WAR DEG DEG AH:Dagaal Qadhaadh Oo Hada Bilawmay+Gaadiid Dagaal Iyo Ciidamii Saarana Oo Bas Beelay+Gurmadka Ciidamada Dawlada Oo Ku Qul-Qulaya

0
960

 

WAR DEG DEG AH:Dagaal Qadhaadh Oo Hada Bilawmay+Gaadiid Dagaal Iyo Ciidamdii Saarana Oo Bas Beelay+Gurmadka Ciidamada Dawlada Oo Qul-Qulaya

Dagaal qaraar ayaa hada ka socda Duleedka Magaalada B/weyne ka dib markii kooxda Alshabaab ay sameeyeen todobaad gudihiis kamiinkii laabaad oo ka dhaca Gobolka hiraan .
Dagaaalkaa ayaaa ku bilaaawday Qoriga Soomaaalida utaqaan Baasuukaha sida ay xaqiijiyeen Goobjoogayaal ku sugan haalka uu dagaalka ka socdaa, waxa ayna sheeheen in Gaari Cabdi Bille ah uu halkaasi ku bas beelay .

Weli khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaalkaan kamiinka ah lama xaqiijin waxaana wali socda dagaal u dhaxeeya Ciidamada dowladda oo Gurmad halkaasi ku tegay iyo Al-Shabaab oo Wadada u galay .

waxaa jiro Khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah oo ka dhshay dagaalka waxana hadda Gudaha degmada B/weyne laga maqlayaa jugta iyo Daryanka Madaaficda goobta oo ay isku adeegsanayaan dhinacyada ku Dagaalamaya halkaaas.

Isha ku haay wixi kusoo kordha halkaan ayaan idinkula wadaagi doonaa insha allah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here