War Deg Deg Ah:Iskuday Dil Oo Lala Damacsanaa Madaxwayne Farmaajo Oo Fashilmay+Ciidmada Oo Gacanta Ku Dhigay…?(AKHRISO)

0
219

War Deg Deg Ah:Iskuday Dil Oo Lala Damacsanaa Madaxwayne Farmaajo Oo Fashilmay+Ciidmada Oo Gacanta Ku Dhigay…?(AKHRISO)

Sarkaal sare oo ka tirsan ciidmada ilaalada madaxwayne farmaajo ayaa dil ka bad baadiyay madaxwaynaha kadiba markii uu nin ku cubasnaa huba casrigee aan sanqadha bixin uu isku dayey madaxwaynaha inuu toogasho ku dilo ilaa hada macado halka ninkan laga soo maleegay.

Ciidama Amiga Iyo Kuwada Danbi baadhista ayaa diiday inay wax warasi aha ka bixiyaan arintan ilaa hadan waxa lagu jiraa baadhis lagu samaynaayo ninkan.

Arinkan ayaa noqon doona mid layaab ah maadamo ay tahay caqabad kale oo ka hortimi dawlada waana mid loo baahan yahay wax ka qabshadeeda hadii kale ay wax ka wayni iman doonan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here