War Deg Deg Ah:- Madaxwayne Farmaajo Iyo Madaxda Maamul Gobaleedyada Oo Ka Hadlay Doorashada Somaliland+War Layaab Badan Oo Ay Ku Dhawaaqen Daawo

0
197

Wax Indhawad Socday shirka maamul gobaleedada iyo dawlada dhexe waxaan lagu soo hadal qaaday doorashada ka socota somaliland iyagoo sidoo kalana baaqa wayan u diray shacbiga reer somaliland war ay si wada jiraa u soo saareen ayaa fariin loogu gudbiyay somaliland

Dowladda waxa ay sheegtay in ay soo dhaweynayso Ololaha doorashadda Somaliland.

Waxa ay sheegtay dowladda in ay soo dhaweynayso doorashadda oo ah Mid muhiim ah,islamarkaana ay ku baaqayaan in la ilaaliyo Ammaanka.

“Waxaan bogaadinaynaa doorashadda maamulka Somaliland, taasi oo si wanaagsan u socota, waxaana rajeynaynaa in ay si nabadgalyo ah ay kusoo dhamaato” ayaa lagu yiri warka kasoo baxay Dowladda Dhexe iyo maamulada.

Waa markii ugu horreysay oo dowladda Soomaaliya ay ka hadasho Ololaha doorashadda Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here