War Deg Deg Ah:Sababtii Ka Danbaysay In Xisbiga Wadani Joojiyo Olalihii Malintiisi Saddexaad Oo La Ogaaday+Maxay Tahay? Halkan Ka Akhriso

0
522

Xisbiga Mucaaradka Ah ee wadani ayaa shalayto ku dhawaaqay inuu hakiyay olalhii uu ka saman lahaa magaalooyinka iyo dagmooyinka soomaliland waxaan cid waliba is waydii nayeen sababta keentay tan oo aan cidna loo sheegin.

War Sir ah oo ka soo baxay xubinka tirsan wadani ayaa sheegay inay caqabad dhaqaale xumo Ay dhacday taas  Oo Inta lacagta hadhayna ayku galin doonan malimaha ugu danbeeye ololaha.

Tan ayaa noqonaysa arin qariib ah oo hore looga arkin xisbi qaran waxaan xisbigan lagu dhalilaa inuu inta badan dadka lacago siiyo si aya ugu olaleeyan waan mid la odhan karo waxay hoos u dhigtay awooda dhaqaale ee xisbiga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here