War Deg Deg Ah:Saraakil Ciidanka Ka Tirsan Oo Xilkii Laga Xayuubiyey+Wasiiro Ilababka Laga Saaray+War Culus Oo Iminka Ka Soobaxay Madaxtooyada

0
180

Shir aan caadi ahan oo ay maanta  yeesheen  golaha wasiirada dawlada fadaraalka somaliya  ayaa xilka laga xayuubiyay  agaasimaha sirdoonka NISA Cabdilaahi Maxamed Cali iyo taliyaha booliska sacid.

shirkan ayaa dhaliyay buuq ah in labadooda xilka halmar laga wada qaado uga danbayna wax lasku af gartay in xilka labadaba laga qaado.

tan ayaa ku soo beegmaysa xili ay qaraxyo  dad badani ku dhimanayaan ku soo noqnoqanayaa magaalda muqdisho walina aan wax xal ah loo helin ilaa hadana lama ogo halka laga soo maleegayo qaraxan

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here