War Deg Deg:Dagaal Xisibiyaysan Oo Ka Dhacay Magaalada Burco+Yaa Wax Ku Noqday(Halkan Ka Daawo)

0
286

Maanta ayey Ahad maalitii labaad ee uu xisbiga wadani u lahaa ololaha waxaan taageerayaal badani iskugu soo baxeen khayriyada burco kadiba markii laga soo dareeray ayaa taagerayaal gadoodsani iskaga hor yimaadeen isgoska qasabka  gaar ahaa xafiiska guud ee uu xisbiga kulmiya halkaa kuleeyahay waxaan halkaa lagu gubay calanka astaanta u ah xisbiga.

intaa kadib wax bilawmay dhagax xoogan oo ay is dhaaf sanayeen labad taageero iyada markii danbe  ay goobta soo gaadheen ciidamada booliska isla markiina ay la wareegen amaanka goobta waxaan ciidmadu kal didiyeen dadkii xurguftu ku dhex martay meesha

Halkan Ka Daawo

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

9

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here