War Halis Ah:- Kooxda Daacish Ee Ku Sugan Gobolka Sanaag Oo Markii U Horaysay Sawiro Laga Soo Qaaday + Tababar Ciidan Oo Ay Qaadanayaan Iyo Qaraxyo Laga Digay In Ay Fuliyaan

0
1363

War Halis Ah:- Kooxda Daacish Ee Ku Sugan Gobolka Sanaag Oo Markii U Horaysay Sawiro Laga Soo Qaaday + Tababar Ciidan Oo Ay Qaadanayaan Iyo Qaraxyo Laga Digay In Ay Fuliyaan

Todobaadkii hore waxa soo baxay isla markaana Shabakada Kulannews daabacday warar sheegaya in Kooxihii Daacish iyo Al-shabaab ee ku sugnaa Buuraha gal gala ay halkaasi ka soo baxeen isla markaana ay ku sugan yihiin qaybo ka mid ah buuraha gobolka sanaag

Cabsi ayaa la soo daristay shacabka halkaasi ku nool ka dib markii kooxdu sdan oo kale subax hore u soo baxeen isla markaana ay laayeen ciidan ka tirsan Maamulka Gaas

Markii u horaysay waxa laga soo qaaday sawiro iyaga oo qaadanaya tababaro kala duwan afkana duubtay waxaana maaulka Puntland ay ka digeen qaraxyo ay fulinayaan kooxaha Daacish iyo Alshabaab.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here