Wararkii Ugu Danbeeyey Doorashada Somaliland+Aminga Oo La Adkeeyey+Ku Dhawaaqista Oo Hada Labilaabayo(DAAWO)

0
371

Waa goor hore o subaxnimo ah waxaa si wayan lo sugayaa ku dhawaaqista doorashada madaxtooyada somaliland iyada oo manta ay tahay malinta loo balan sanyahay in uu koomishanku iclaamiyo musharaxiinta codka ugu badan ka helay shacabka somaliland waxaan goor dhawa bilaamin doona xalafada.

Inkasto oo xisbiga wadani qaadacay doora shadan hadan wax uu koomishanku ku adkaysa nayaa inuu iclaamiyo guusha labada cashoo u dibu dhacu ku yimi.

Musharax ciro ayaa xalay sheegay in uu doorashada saluugsan yahay sidii xorta ahadna ayna u dhicin wuxuuna intaa ku daray inuu maxkamada gaysan doono dacwada uu qabo.

Goordhaw kala soco Warbaahinta Kulan News

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here