Somaliland Oo Ka Noqotay Go’aanka Qadar Oo Saaka Sacad Ku Dhawaaqi Lahaa + Warbaahinta Oo Askar Loo Adeegsaday Iyo Arin Maanta Ka Dhacay Hargaysa

0
598

Warbaahinta madaxa banaan iyo kuwo dawlada ayaa la sheegay in ay saaka hor tubnaayeen dhismaha wasaaradda arimaha dibada ee Somaliland iyaga oo donaya in wasiirka arimaha dibadu ka hadlo xaalada qadar iyo carabta ka dhex taagan

Maraykanku go’aan ayuu ka sugaya Somalida waxaana arintan fursad siyaasadeed u tahay Somaliland inkasta oo aan la filayn in ay Qadar la safato oo hadii ay dhacdo waxa kala kacaya saldhiga Berbera iyo Dekedda oo imaaraadka u kiraysan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here