Wasiir Ka Tirsan Maamulka Somaliya Oo Hargeysa Ka Soo Degay Iyo Xisbiga Waddani Oo Uu Heshiis La Saxeexday + Labada Wadan Miyaa Laysku Darayaa?

0
1341

 

 

Wasiir Ka Tirsan Maamulka Somaliya Oo Hargeysa Ka Soo Degay Iyo Xisbiga Waddani Oo Uu Heshiis La Saxeexday + Labada Wadan Miyaa Laysku Darayaa?

 

 

Magaalada Hargeysa waxa ka soo degay Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Cabdi Faarax (Juxaa) isaga oo kulamo toos ah la qaatay madaxda ugu saraysa xisbiga mucaaradka ah ee Waddani oo uu hogaaminayo Murashaxa xisbiga Mudane Cabdiraxman Maxamed Cabdilaahi Cirro waxaana ku wehelinayey Murashaxa ku xigeenka iyo siyaasiyinta Maxamed Duur iyo Siciid Sulub.

Waxa ay kala saxeexdeen labada dhinac heshiis mudo la wada hadal hayey oo u dhigan hanaanka sodonka sane ee soo socda loo hirgalin lahaa dawlad kale oo lagu midaysan yahay macnaheeduna yahay midowga iyo israaca somaliya.

Sawir mudo badan la qarinayey ayaa war baahinta soo galay waxaana muuqaalka sawirkan uu wadno xanuun ku nuqday hogaanka sare ee xisbiga Waddani gaar ahaan murashaxa iyo ku xigeenkiisa oo kulankan ka qayb galay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here