Xaalad Culus Oo Ka Taagan Deegaanka Buuhoodle + Jabhad Doonaysa In Ay Cali Khaliif Dilaan Oo Arin Cusub Ka Soo Korday Iyo Galaydh Oo U Hanjabay

0
1074

Xaalad Culus Oo Ka Taagan Deegaanka Buuhoodle + Jabhad Doonaysa In Ay Cali Khaliif Dilaan Oo Arin Cusub Ka Soo Korday Iyo Galaydh Oo U Hanjabay

Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Mr Galaydh iyo wefti uu hogaaminayo ayaa gaadhay deegaanka Farjano oo buuhoodle ka tirsan isla markaana ah deegaano dhawaan ay soo galeen ciidan ka tirsan Puntland kuna soo dhaweeyeen kooxo dil ugu dhaaranayey hogaamiye Cali Khaliif

Dadka deegaanka ayaa jabhadaasi Cali Khaliif ka soo horjeeda u quus gooyey waxaana kulan odayaasha deegaanku la qaateen Cali Khaliif lagu shaaciyey in ay si rasmi ah u taageersan yihiin wada hadalkii kooxda iyo dawlada Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here