“Xamar Xiqdi Iyo Xumaan Ma Taalo Ee Laabta Ka Saara Xamda Ayaa…” Xamda Queen Oo Iminka Ka Hadashay Halka Ay Ku Sugan Tahay + Xamar Miyey Iska Dhiibeen? Sawiro Ay Iska Soo Qaaday

0
4833

“Xamar Xiqdi Iyo Xumaan Ma Taalo Ee Laabta Ka Saara Xamda Ayaa…” Xamda Queen Oo Iminka Ka Hadashay Halka Ay Ku Sugan Tahay + Xamar Miyey Iska Dhiibeen? Sawiro Ay Iska Soo Qaaday

Fanaanada Xamda Queen ayaa markii u horaysay ka hadashay warar xogogaal xaqiiqo ah oo warbaahinta Kulannews baahisay kuwaasi oo sheegaya in qaybo ka mid ah fanaaniinta Xidigaha Geesku ay iska dhiibeen Magaalada Muqdisho ee xarunta Somaliya waxaana Xamda Queen oo Qoraal soo dhigtay Facebook-geda ay ku tidhi qoraalkaasi “XAMAR XIQDI IYO XUMAAN MA TAALO ASXAAB BADAN AYAA I SOO WAYDIIYEY INAAN XAMAR ISKA DHIIBAY

ANIGU FANAANAD SOMALIYED AYAN AHAY WALIBA REER SOMALILAND AH XAMAR MA JOOGO ANIGU MANA TAGIN SAWIRADA LA SOO DHIGAY EE Warbaahinta Kulannews QORTAYNA WAA KUWO HORE MARKAA WAXAAN LEEYAHAY LAABTA KA SAARA XAMDA AYAA XAMAR TAGTAY

WUU JIRAA WUUNA JIRI DOONAA SAFARO NOO QORSHAYSAN OO AANU MUQDISHO IYO DALAL KALABA KU TAGAYNO LAAKIIN WAA BEN ABUUR INAAN XAMAR ISKA DHIIBAY MAXBUUSNA MA AHAYN OO DALKAYGII HOOYO AYAAN JOOGAA” Ayey tidhi Xamda Queen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here