Xamda Queen Iyo Fanaaniin Ka Tirsan Xidigaha Geeska Oo Iminka Muqdisho Iska Dhiibay + Ciidan Gaar Ah Oo Ilaalinaya Iyo Sababta Ka Danbaysa

0
6325

Xamda Queen Iyo Fanaaniin Ka Tirsan Xidigaha Geeska Oo Iminka Muqdisho Iska Dhiibay + Ciidan Gaar Ah Oo Ilaalinaya Iyo Sababta Ka Danbaysa

Fanaanada Xamda Queen iyo fanaaniin kale oo ka tirsan Xidigaha Geeska ayaa la sheegay in si qarsoodi ah uga degeen Magaalada Muqdisho iyada oo la filayo in ay maraan dariiqii Nimcaan Hilaac iyo Yurub Geenyo Muqdisho iskaga dhiibeen

Lama cadayn warkani iyo tirada fanaaniinta halkaasi ka degay balse Abwaan Laabsaalax ayaa ah xubin ku mayal adag qaranimada Somaliland lama garan karo sababta uu arintani ku ogolaaday

War hore oo lagu sheegay In Laabsaalx Muqdisho ka degay ayaa been abuur noqday halka Somaliland-na shalay ay madaarka ku xidhay Suxufi Muqdisho ka soo dhoofay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here