Xidigaha Geeska Kala Baro Fanaaniinta Darajada Guurka Gaadhay Iyo Kuwa Wali Dhalinyarada Ah + Magacyada Fanaaniinta Qoyska Noqday Iyo Kuwa Kooxda Iska Guursaday + War Bixin

0
3626

Xidigaha Geeska Kala Baro Fanaaniinta Darajada Guurka Gaadhay Iyo Kuwa Wali Dhalinyarada Ah + Magacyada Fanaaniinta Qoyska Noqday Iyo Kuwa Kooxda Iska Guursaday + War Bixin

Fanaaniinta Xidigaha Geeska oo ah kuwa loogu jecel yahay dhulka somalida ayaan idiin soo bandhigaynaa tirade fanaaniinta Guursatay iyo kuwa la guursaday iyo sidoo kale Lamaanaha kooxda iska dhex guursaday markii hore ku jiray iyaga oo aan is qabin balse markii danbe is guur saday waxaana ay kala yihiin

Khadra Silimo Iyo Mursal oo Xidigaha Isku dhex guursaday
Asma Love iyo Axmed-weli Furinle
Ifraax Hargaysa Iyo Maxamed Bakaal Ciro
Fanaaniinta kale ee guursaday shaqsiyaadka aan fanka ku jirin ayaa kala ah
Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax
Maxamed Bk
Cabdiraxman Oday
Barwaaqo Qalanjo oo iyadu Itoobiya kula aqal gashay fanaan kale oo aan xidigaha ku jirin
Cabdirisaaq Anshax
Fanaaniinta Aan wali guursan ayaa kala ah.
Mukhtaar Beeroof
Asma Saban
Ugbaad Aragsan
Axmed Aarshe
Xamda Queen oo wakhtigan aan ahayn lamaane balse hore u soo martay darajada Guurka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here