“Xidigaha Geeska Muqdisho Ku Soo Dhawaada Calanku Waa Calankeenii Wax La Qariyo…” Fanaanada Yurub Geenyo Oo Shaacisay In Fanaaniinta Xidigaha Geesku Muqdisho Ku Sugan Yihiin

0
2685

“Xidigaha Geeska Muqdisho Ku Soo Dhawaada Calanku Waa Calankeenii Wax La Qariyo…” Fanaanada Yurub Geenyo Oo Shaacisay In Fanaaniinta Xidigaha Geesku Muqdisho Ku Sugan Yihiin

Warar is khilaafsan oo siyaabo kala duwan uga soo baxay kooxda Xidigaha Geeska ayaa wali shacabku ku jaha wareersan yahay waxaana ugu danbayn fanaanada Yurub Geenyo oo qoraal ku faafisay barteeda Facebook ay ku sheegtay in fanaaniinta Xidigahaha Geesku Muqdisho ku sugan yihiin qaybo ka mid ah isla markaana la qarinayo balse iyada iyo Yuusuf hanad ay xalay kula caweeyeen Hotel ka mid ah kuwa Muqdisho oo aanay magaciisa sheegin “ Xidigaha Geeska Muqdisho ku soo dhawaada calanku waa calnkeni asxab ka mid ah kooxda Xidigaha Geeska ayaan ku wada cawaynay hotelkii dalxiiska Muqdisho wax la qariyo qudhun ayaa ku jira” ayey tidhi fanaanada Yurub Geenyo oo ka mid ah ahayd kooxda xidigaha geeska

Goordhow la soco Liisa Fanaaniinta Rasmiga ah ee Muqdisho ku sugan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here