Xildhibaan Axmed Diiriye Nac Nac Oo Kulmiye Markale Ku Soo Laabtay + Guul-daradii Xisbiga Marada Cas Ka Dilaacday Oo Cirka Isku Shareertay + Xaasaasi Akhri

0
261

Xildhibaan Axmed Diiriye Nac Nac Oo Kulmiye Markale Ku Soo Laabtay + Guul-daradii Xisbiga Marada Cas Ka Dilaacday Oo Cirka Isku Shareertay + Xaasaasi Akhri

 

Xildhibaan Axmed Diiriye Nacnac markii uu ku indho daraaray isku soo bixii Jamaahiirta Kulmiye oo Dalka wacdaro aan hore u dhicin ka dhigay.

Image may contain: 4 people, people smiling, people standing and outdoor
Xildhibaan Nac Nac inta uu jibooday waxa uu taageero u muujiyey xisbigiisi hore oo uu xidhay Calanka iyo Astaamaha xisbiga halka uu iska bixiyey Logadii Waddani ee laabta ugu xidhnayd.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here