Xildhibaan Bidhi Oo Awood Taageero Layaab Badan Ku Leh Magalda Burco Uguna Awood Sheegtay Xisbiga Wadani

0
202

Xildhibaan Bidhi dhawaan ayay ahad markii loo soo magacaabay xubin ka tirsan gudida kaambayanka Gobalka Tog dheer ee Xisbiga Kulmiye tan iyo markaa waxaa uu galka seefa ugala baxay inoo heegan galin dhamaan bulshada ku nool gobalka Tog Dheer Mii iyo Magaalaba. 

Related image

Xildhibaan ka oo ah xildhibaan ugu fir-fir coon Gobalka loogun jecel yahay isga oo awood taageero oo layaab ah kuleh Gobolka ayaa gabi ahaan ba ka go’antahay inuu awood taagero u muujiyo Xisbil Xaakinka Kulmiye .

Bidhi Tan Iyo marii uu bilaabay waajibaadka shaqo mid Gobal iyo mid qaranba waxaa uu ahaa mid awood u leh meel marinta hawalkastoo adag kaata badalkeeda aya shacbaka ku dhaqan Tog Dheer aya siyeen jacal badan uu na noqday xildhibaanka mar walba laga faaloodo waxqabadkiisa ku dheehan wadaninimada.

Image result for xildhibaan bidhi

Xildhibaan Bidhi ayaa mabda’ahaan si dhabaa u aaminsan Xisbiga kulmiye kaas oo uu ahaa Xisbigii uu ka soo baxay wakhtigisha loolana golaha deeganka kuna soo baxay kaalamaha ugu saraysa.

 

Inta badan Bidhi waa nin aya aad u taageeran dhalin yarad ku daqan Magaalada Burco waan xildhibaan marwalba garab istaaga dhalin yarada.

Image result for xildhibaan bidhi

Mubaariga Bidhi ayaa dhawaan goob fagaara ah ka sheegay ina aanu ahan mid iminka kulmiye bara naaye ee uu yahay mid yaqaana kulmiye waxa walba uu yahay taas oo uu ku sheega inay tahay mis keentay in uu kulmiye garab istaago

Xildhibaan Bidha noqday mid aya ka ducastaan xisbiyada mucaaradka ee Wadani iyo Ucid. hantayna   dhamaan dhalin yarada Gobalka meeshan ka saaray waraka sheegay ina aya dhalin yaradu aya xisbi kale yihiin KulanNews

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here