“Xirsiyoow Habar-jeclo Codkeeda Keen Ama Qori Caaradii Ayaanu….” Siciid Sulub Oo Dagaal Afka Ah Ku Qaaday Beesha Bariga Burco Iyo Hanjabaadii Uu Xirsi Ku Sameeyey + Xogta Kulankii Xalay

0
185

“Xirsiyoow Habar-jeclo Codkeeda Keen Ama Qori Caaradii Ayaanu….” Siciid Sulub Oo Dagaal Afka Ah Ku Qaaday Beesha Bariga Burco Iyo Hanjabaadii Uu Xirsi Ku Sameeyey + Xogta Kulankii Xalay

 

 

Siyaasiga Siciid Sulub oo ka mid ah Musdanbeedka xisbiga Waddani kana mid ah siyaasiyiinta ay isku beesha yihiin Murashax Cirro ayaa dagaal afka ku ah qaday Beelaha Bariga Burco o uu sheegay inaanay wax taageero ah siin xisbiga Waddani.

 

Siciid Sulub waxa uu ku hanjabay in hadii Habar-jeclo codka keeni waydo ay qori caaradood ku codayn doonaan waxaana arintasi ka dhashay khilaaf iyo dagaal afka ah.

 

Kulan Musdanbeedku la yeeshay Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa xogaha ka soo baxaya sheegayaan in ay dagaal ka gaadhay Xirsi iyo Siciid Sulub waxaana Musdanbeedku ay joojiyaan dhamaan dhaqaalihii hoos tagi jiray Ex Wasiir Xirsi Cali Xaaji Xasan oo ah Hogaamiyaha Xisbiga Waddani.

 

Kulankaa ay wada yeesheen Xirsi iyo Musdanbeedku waxa uu ku dhamaaday is af garan waa iyo guul daro.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here