Xisbiga Kulmiye Oo Shaaciyey In Aanu Cirro Madaxweyne U Sharaxnayn Balse Uu Doonayo Xil Kale Oo Ka Duwan Kursiga Madaxtooyada + Maxaa Is-bedelay?

0
164

Xisbiga Kulmiye Oo Shaaciyey In Aanu Cirro Madaxweyne U Sharaxnayn Balse Uu Doonayo Xil Kale Oo Ka Duwan Kursiga Madaxtooyada + Maxaa Is-bedelay?

 

Maayarka caasimada Hargeysa Cabdiraxman Caydiid Soltelco ayaa khayriyada Hargeysa kaga dhawaaqay inuu Cabdiraxman Cirro u sharaxan yahay xilka Maayarka caasimada Hargeysa balse aanu u sharaxnayn kursiga Madaxweyne-nimo ee uu tartanka adag ugu jira.

Maayarka Hargeysa war ka duwan tartanka xisbiyadu ku jiraan ayuu shaaciyey waxa uu bulshada u sheegay in Murrashax Cirro uu tartan ugu jiro kursiga uu isagu ku fadhiyo ee Maayar-nimada Hargeysa.

Cabdiraxman Cirro inta badan waxa uu weerar afka ah ku hayaa Maayarka caasimadda Hargeysa Cabdiraxman Soltelco isaga oo ku eryanaya luuqad qabyaaladeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here