Xisbiga Ucid Oo Taageerayaal Lama Filaan Ah Kala Kulmay Magalada Burco+ENG:Faysal Oo Dhoolacadan Muujiyay (DAAWO)

0
199

(KULANNEWS) maanta oo ay taarikhdu tahay 21 Oktoobar 2017 7:00pm Sabti waxa si toos ah u bilawmay ololihii u diyaar garawga doorashada somaliland bilawana uu u ahaa xisbiga mucaaradka ee ucid isaga oo musharax madaxtinimo ee xisbigu uu maanta joogo magaalada burco.

Wax khayriyada burco maanta isugu soo baxay taageerayaal lulayey calanka xisbiga u cid iga oo awood taagero u muujiyay xisbiga mucaaradka ee Ucid waxaan fagaaraha maanta kala soo qayab galay dhamaan hawal wadeenad xisbiga ee heer gobol iyo mid qaranba waxaan horkacaayay oo hormuud u ahaa Musharaxa Xisbiga ENG: Faysal Cali Xuseen Waraabe.

ENG:Faysal ayaa hadalo aad u qiimo badan u jeediyay dad waynihii halkaas isugu yimi waxaan hada ladiisa ka mid ahaa ilaalinta nabad galyada U hilinta xisbiga Ucid.

ENG:Faysal Ay Qudbadiisa  Ku soo hadal qaaday heshiiskii Somaliland ay la gashay Khaatumo kuna tilmaamay guul somaliland u soo hoyatay hana mid lagu farxo wuxuuna ku boorigay ina la dhawaro oo ilaaliyo dhamaan heshiis yadii dhacay

XASUUSIN 

Wax Naga Xasuusin ah In Qudbadan Oo Dhamastira Aad Isiin Soo Dayan Doono Sacadaha Soo Socda Warbaahintu Waa KULANNEWS Kala Soco Halkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here